Waxaan baarnaa website-kaaga: xawaare, indexing, structure, iyo khaladaad farsamo si loo helo fursadaha ugu weyn ee koritaan.
Waxaan helnaa ereyada ay macaamiishaadu raadiyaan, waxaanan dhisnaa khariidad content iyo bogag u shaqeeya ujeeddo (intent).
Waxaan hagaajinaa titles, meta, headings, internal links, iyo nuxurka si boggaggu u noqdaan kuwo la fahmi karo oo u tartami kara.